HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo Muqdisho kula kulmay Wasiiro

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Muqdisho kula kulmay Wasiiro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada muqdisho kula kumay Wasiirada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ee ka soo jeeda Hirshabelle iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira Xaaladda Hirshabeelle. Madaxweynaha Wasiirada uu la kulmay ayaa kala Ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Dalka Cabdi Maxamed Sabriye, Wasiirka Amniga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada muqdisho kula kumay Wasiirada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ee ka soo jeeda Hirshabelle iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira Xaaladda Hirshabeelle.

Madaxweynaha Wasiirada uu la kulmay ayaa kala Ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Dalka Cabdi Maxamed Sabriye, Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, Wasiirka Boostada iyo Isgaareiinta Axmed Cabdi Canshuur, Wasiir ku Xigeenka Gaadiida Badda Cismaan Cabdi Daalo, waxaana ay iska xog wareysteen Madaxweynaha iyo Wasiiradaas Xaaladda Siyaasadeed, Midda amni, iyo Tan Bulsho ee Hirshabeelle, iyo Horumarinta Guud ahaan Deegaannada State-ka.

- Advertisement -

Sidoo kale Kulanka waxaa Madaxweyne Waare ku Wehlinayay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Cabdi Xuseen Geedi, iyo Wasiirada Madaxtooyada, Amniga, iyo Dib u Heshiisiinta Hirshabelle.

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa maalmo kahor soo gaaray Magaalada Muqdisho, isagoona kulamo la qaatay Safiirka Qatar ee Soomaaliya, siyaasiyiin iyo xubno kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts