HomeWararMadaxweynaha K/Galbeed oo la  Kulmay Wakiillada Beesha Caalamka

Madaxweynaha K/Galbeed oo la  Kulmay Wakiillada Beesha Caalamka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo kusugan Magaalada Muqdisho ee Casimadda Dalka ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Ku Xigeenka 1aad Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya iyo sidoo kale Wakiilada Dowladaha USA, Amb. Yamamoto, UK Amb. Ben Fender iyo Mas’uul kasocday EU oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo kusugan Magaalada Muqdisho ee Casimadda Dalka ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Ku Xigeenka 1aad Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya iyo sidoo kale Wakiilada Dowladaha USA, Amb. Yamamoto, UK Amb. Ben Fender iyo Mas’uul kasocday EU oo kulanka Madaxweynaha uga qeybgaleen aaladda Internetka.

Intii kulanku socday ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya siyaasadda dalka, waxaana ay ka wad hadleen qodobbo ay ka mid yihiin sidii loo ilaalin lahaa xasiloonida guud.

- Advertisement -

Arrimaha doorashooyinka iyo shirkii dhawaan ka dhacay Dhuusamareeb ayaa si weyn loogaga hadlay kulanka, iyadoo la isla meel dhigay sidii looga wada shaqayn lahaa dardar galinta natiijadii kasoo baxaday shirkii Dowladda dhexe iyo Madaxda dowlad Goboleedyada.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts