HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo Magacaabay la taliye Cusub

Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay la taliye Cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne Maxamed Cabddullaahi Maxamed  Farmaajo ayaa magacaabay la taliyihiisa dhinaca doorashiooyinka ee la filayo inay dalka Soomaaliya ka dhacaan dhammaanadka sanadkaan 2020/2021. Waxaa xilkaan uu madaxweynuhu u magaacabay  Cabdi Cali Raagge oo horay mar usoo noqday  la taliyaha madaxweynaha maamulka Jubland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Cabdi Raage ayaa dadka aqoonta u leh waxaa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Maxamed Cabddullaahi Maxamed  Farmaajo ayaa magacaabay la taliyihiisa dhinaca doorashiooyinka ee la filayo inay dalka Soomaaliya ka dhacaan dhammaanadka sanadkaan 2020/2021.

Waxaa xilkaan uu madaxweynuhu u magaacabay  Cabdi Cali Raagge oo horay mar usoo noqday  la taliyaha madaxweynaha maamulka Jubland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

- Advertisement -

Cabdi Raage ayaa dadka aqoonta u leh waxaa ay sheegen in  uu galangal uu la leeyahay siyaasiyiinta, waxaana  sidoo kale mar uu ka mid ahaa  Guddiyadii Farsamo ee ka soo shaqeeyay doorashadii dad-baneyd ee sanadkii 2016-kii.

Madaxweyne farmaajo ayaa waxaa horyaalla arrimo dhawr ah oo si gaar ah loo eegayo, waxaana ka mid ah in uu soo magacaabo Ra’iisul wasaare cusub, maaddaama xilka laga qaaday Xasan Cali Kheyre oo ahaa Ra’iisul Wasaaraha dalka, sidoo kale waxaa hor yaalla nooca doorasho ee dalka dhawaan ka dhici doonta.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts