HomeWararTaliska Booliska Baydhabo oo baaq u diray dadka shacabka ah

Taliska Booliska Baydhabo oo baaq u diray dadka shacabka ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska Booliska Magalaada Baydhaba  ee Xarunta Gobolka Baay ayaa shacabka ku nool magaaladaas ugu baaqay in ay ka qayb qaatan nabadda. Taliyaha Booliska  Baydhaba Gaashaanle dhexe Mukhtaar Dabadoow oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in shacabka ku dhaqan magaalada Baydhaba iyo degaanada  ku xeeran ay ka qayb qaataan nabad galyada guud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Booliska Magalaada Baydhaba  ee Xarunta Gobolka Baay ayaa shacabka ku nool magaaladaas ugu baaqay in ay ka qayb qaatan nabadda.

Taliyaha Booliska  Baydhaba Gaashaanle dhexe Mukhtaar Dabadoow oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in shacabka ku dhaqan magaalada Baydhaba iyo degaanada  ku xeeran ay ka qayb qaataan nabad galyada guud ee magaaladaas.

- Advertisement -

Waxaa uu bulshada ugu baaqay in ay in la shaqeeyaan laamaha ammaanka Koonfur Galbeed Soomaliya inta lagu guda jiro maamlmaha ciidul Adaxa oo ku beegan maalinimada barri ah.

Taliyaha ayaa sheegay in ay talalabo sharci ah ka qaadi doonaan qof waliba oo ku lugyeesha falalka ammaanka Liddiga ku ah ee inta badan ka dhaca degaanada koonfur Galbeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts