HomeWararSawirro:-Dabeyl ka kacday Magaalada Jowhar iyo Guryo dumay

Sawirro:-Dabeyl ka kacday Magaalada Jowhar iyo Guryo dumay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta halkaas ay ka kacday Dabeyl xoogan oo dadka deegaanka ay dareemeen. Dabeysha oo muddo kooban socotay ayaa waxaa ku dumay laba Guri oo ku yaalla xaaladda hantiwaag ee Magaalada Jowhar, isla markaana labada Guri ee dumay ay deganaayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta halkaas ay ka kacday Dabeyl xoogan oo dadka deegaanka ay dareemeen.

Dabeysha oo muddo kooban socotay ayaa waxaa ku dumay laba Guri oo ku yaalla xaaladda hantiwaag ee Magaalada Jowhar, isla markaana labada Guri ee dumay ay deganaayeen dad shacab ah.

- Advertisement -

Dad ku sugan Jowhar oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in mar qura Magaalada laga dareemay dabeyl xoogan oo dumisay guryo ka dhisnaa jiingado, mana jiro wax Khasaaro nafeed oo ka dhashay, hayeeshee uu jiro mid hantiyadeed.

Sidoo kale dadka ayaa inoo sheegay in haatan xaaladda ay tahay mid degan, isla markaana dabeysha ay istaagtay, sidoo kalena Hawada sare ee Magaalada Jowhar ay tahay mid aan laheyn daruuro roobaad.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa Jowhar iyo deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ka da’ayay roobab xoogan, isla markaana dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen, sidoo kalena dhulka uu yahay mid barwaaqo ah.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts