HomeWararHay'adda Caafimaadka adduunka oo baaq kasoo saartay dib u furista duulimaadyada Afrika

Hay’adda Caafimaadka adduunka oo baaq kasoo saartay dib u furista duulimaadyada Afrika

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ha’yadda Caafimaadka Adduunk ayaa ugu baaqday dalalka Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli dalal kala duwan oo ka tirsan qaaraadda ay dib u fureen duulimaadyada. WHO waxay sheegtay ‘waa in si dhab ah loo raaca talooyinka caafimaad ee looga hortaggayo fiditaanka Feyraska Corona’ Waxay ha’yadda ka codsatay in shirkadaha diyaaradaha ay la socdaan xaaladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ha’yadda Caafimaadka Adduunk ayaa ugu baaqday dalalka Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli dalal kala duwan oo ka tirsan qaaraadda ay dib u fureen duulimaadyada.

WHO waxay sheegtay ‘waa in si dhab ah loo raaca talooyinka caafimaad ee looga hortaggayo fiditaanka Feyraska Corona’

- Advertisement -

Waxay ha’yadda ka codsatay in shirkadaha diyaaradaha ay la socdaan xaaladda rakaabka si loo xakameeyo safmarka.

Madaxa Ha’yadda Caafimaadka u qaabilsan gobolka Dr Matshidiso Moeti waxay sheegtay “in duulimaadyadu ay muhiiim u yihiin dhaqaalaha balse loo baahan yahay dhaqan celinta tallaaboyinka ka hortagga cudurka.

Waxay ha’yaddu sidoo kale ka codsatay saraakiisha garoomada diyaaradaha inay xaqiijiyaan kala fogaanshaha dadka iyo in ay adeegsadaan dareeraha dila jeermiska.

- Advertisement -

WHO waxay sheegtay in dalalka Cameroon, Equatorial Guinea, Tanzania iyo Zambia ay horey u bilaabeen duliimaadyooda.

Soomaaliya waxay shaacisay in Axadda nagu soo aadan in si rasmi ah loo bilaabayo duulimaadyada gudaha dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts