HomeWararXildhibaan Mahad Salaad oo baaq u diray Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaan Mahad Salaad oo baaq u diray Madaxweyne Farmaajo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya oo xlay ka hadlayay munaasabad uu soo agaasimay maamulka gobolka Banaadir oo aheyd mid loogu mahadcelinayay xildhibanadii ka dhiidhiyay matalaadda gobolka Banaadir ayaa fariin u diray madaxweyne Farmaajo. Marka hore waxa uu sheegay in uu ku ammaanayo dhammaan madaxda dowladda gaar ahaana madaxweyne Farmaajo oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya oo xlay ka hadlayay munaasabad uu soo agaasimay maamulka gobolka Banaadir oo aheyd mid loogu mahadcelinayay xildhibanadii ka dhiidhiyay matalaadda gobolka Banaadir ayaa fariin u diray madaxweyne Farmaajo.

Marka hore waxa uu sheegay in uu ku ammaanayo dhammaan madaxda dowladda gaar ahaana madaxweyne Farmaajo oo ka dalbaday labada gole matalaad siinta gobolka si hagar la’aan ahna ay uga aqbaleen xildhibaanada golaha shacabka.

- Advertisement -

Guddoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayuu tilmaamay in uu culeys Siyaasadeed oo weyn uu kala kulmay qabashada Mooshinkii xildhibaanada taas oo ka imaanaysay dowladda gobaleedyada sida uu hadalka u dhigay isaga oo uga mahadceliyay sida uu garab istaagay mataladda gobolka Banaadir.

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka dalbaday in uu de dejiyo saxiixa matalaadda gobolka Banaadir isaga oo tilmaamay in 13-xildhibaan aysan dhameyn wax ay ku kala dhintaan dadka ku nool gobolka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts