HomeWararDFS oo shaacisay in uu isku soo dhiibay Sarkaal sare oo ka...

DFS oo shaacisay in uu isku soo dhiibay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Alshabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in uu iskusoo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab kaas lagu magacaabo Maxamed Abukar Maxamed Dhagoole magaciisa afgarashada {Caato} waxaana Al-shabaab u qaabilsan maaliyaada Gobolka shabeelaha hoose. Sida ay daabacday waxbaahinta ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ninkaan ayaa isku soo dhiibay Ciidamadda kumaandooska Xoogga Dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in uu iskusoo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab kaas lagu magacaabo Maxamed Abukar Maxamed Dhagoole magaciisa afgarashada {Caato} waxaana Al-shabaab u qaabilsan maaliyaada Gobolka shabeelaha hoose.

Sida ay daabacday waxbaahinta ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ninkaan ayaa isku soo dhiibay Ciidamadda kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab.

- Advertisement -

Taliyaha guutada 16-aad ee ciidanka Danab G/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka sida u sheegay in sarkaalkaan ay soo dhaweeyeen  islamarkaasna ay u gudbindoonaan Hay”adaha ku shaqadaleh.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts