HomeWararMadaafiic lagu weeraray Saldhig ay ku suganyihiin Ciidanka Kenya

Madaafiic lagu weeraray Saldhig ay ku suganyihiin Ciidanka Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad aha ayaa kasoo baxaya weerar madaafiic ah oo lagu qaaday saldhig ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ay ku leeyihiin duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose. Saldhigga ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Cabdalla Biroole ee duleedka magaalada Kismaayoa aya ala sheegay in dhoowr madaafiic ah lagu weerar,iyada oo sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad aha ayaa kasoo baxaya weerar madaafiic ah oo lagu qaaday saldhig ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ay ku leeyihiin duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose.

Saldhigga ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Cabdalla Biroole ee duleedka magaalada Kismaayoa aya ala sheegay in dhoowr madaafiic ah lagu weerar,iyada oo sidoo kalana ciidamada Kenya ay ku jawaabeen Madaafiic kale.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay Idacada dalsana ayaa sheegay in ay maqlayeen dhaqa jug culus oo dhaceysa taas oo ay u malaynayaan in ay yihin madaafiic ku dhaceysa.

Ilaa iyo haatan ma jirto cid xaqiijin karta khasaaraha ka dhashay madaafiicdaas lagu weeraray ciidamada Kenya ee saldhigga ku leh deegaanka Cabdalla Biroolle,dhinaca kalana war kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay in 7-askari ay ku dileen weerarkaas sida ay hadalka u dhigeen.

Xaaladda deegaanka Cabdalla Biroole ayaa saakay ah mid degan iyada oo wararka qaar ay sheegayaan in ay ciidamada Kenya ay wadaan dhaq dhaqaaqyo ciidan mana jirto saameyn dadka degaanka uu ku yeeshay dhaq dhaqaaqaas ay wadaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts