HomeWararQoor qoor iyo Deni oo kulan xasaasi ah ku yeelanaya Magaalada Gaalkacyo

Qoor qoor iyo Deni oo kulan xasaasi ah ku yeelanaya Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa lagu wadaa maanta in ay kulan xasaasi ah ku yeeshaan madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Puntland oo halkaas ku wada sugan. Madaxweynaha Puntland Siciid C/llahi Deni ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray dhinaca waqooyi ee magaalada Gaalkacyo halkaas oo si aad ah loogusoo dhaweeyay,sidaas oo kalana madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa lagu wadaa maanta in ay kulan xasaasi ah ku yeeshaan madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Puntland oo halkaas ku wada sugan.

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llahi Deni ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray dhinaca waqooyi ee magaalada Gaalkacyo halkaas oo si aad ah loogusoo dhaweeyay,sidaas oo kalana madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa gaaray dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo.

- Advertisement -

Labada madaxweyne ayaa lagu wadaa maanta oo Jimca ah in kulamo ay uga bilowdaan halkaas iyaga oo ka wada hadli doona amiga magaalada wadashaqeynta mamaulada magaalada iyo arrimo kale.

Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helayo magaalada ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor in uu kulanka uu la qaadano Deni uu kusoo hadal qaadi doono khilaafka siyaasadeed ee Puntland iyo dowladda dhexe ka dhex jira.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts