HomeWararQaar ka mid ah Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo maanta xiran

Qaar ka mid ah Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo maanta xiran

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Inta badan waxaa maanta xiran waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho kuwaas oo loo diidayo in ay isticmaalaan gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay marka laga reebo gaadiidka ay wataan masuuliyiinta dowladda. Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa lagu arkayaa waddooyinka xiran waxaana lagu wadaa in madaxda dowladda ay tagaan xarumo muhiim ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inta badan waxaa maanta xiran waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho kuwaas oo loo diidayo in ay isticmaalaan gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay marka laga reebo gaadiidka ay wataan masuuliyiinta dowladda.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa lagu arkayaa waddooyinka xiran waxaana lagu wadaa in madaxda dowladda ay tagaan xarumo muhiim ah oo ku yaalla Muqdisho sida Dlajirka Daahsoo,Tiyaatarka qaranka oo dib u dhis lagu sameeyay,iyada oo lagu waramayo in madaxweynugu uu xarigga ka jari doono maanta maaddama ay ku beegantahay 26-june.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah waddooyinka xiran ayaa xitaa la arkayaa iyada oo ciidamadu ay u diidanyihiin in ay maraan dadweynaha waxaana ka mid ah waddooyinka soogala xarunta Daljika daahsoon oo lagu wado in madaxweynuhu tago si uu ubax u dhigo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts