HomeWararKulankii golaha Shacabka oo furmay iyo Xildhibaanada oo dood adag yeelanaya

Kulankii golaha Shacabka oo furmay iyo Xildhibaanada oo dood adag yeelanaya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa goordhow xarunta Villa Hargeysa ka furmay kulankii 9-aad Kalfadhigiisa 7-aad,waxaana shir guddoominaya guddoomiyaha golaha shacabka maxamed Mursal Sheeikh C/raxmaan. Kulanka ayaa ku furmay 174-xildhibaan Ajandaha ayaana ah ka doodista xeerka Matalaadda gobolka Banaadir iyo ka doodista xeera Asteynta kuraasta,doodaan ayaana ah mid isha lagu wadahayo. Waxaana maanta la Qorsheenayaa in Xildhibaanadu ay u codeeyaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow xarunta Villa Hargeysa ka furmay kulankii 9-aad Kalfadhigiisa 7-aad,waxaana shir guddoominaya guddoomiyaha golaha shacabka maxamed Mursal Sheeikh C/raxmaan.

Kulanka ayaa ku furmay 174-xildhibaan Ajandaha ayaana ah ka doodista xeerka Matalaadda gobolka Banaadir iyo ka doodista xeera Asteynta kuraasta,doodaan ayaana ah mid isha lagu wadahayo.

- Advertisement -

Waxaana maanta la Qorsheenayaa in Xildhibaanadu ay u codeeyaan Xeerka Asteeynta Kuraasta iyo Matalaada Gobalka Banaadir,oo ismariwaa badani uu ka taaganyahay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ay suurtagal tahay Xildhibaanadu in ay u codeeyaan 13-Senator laga siiyo Gobalka Banaadir matalaada , waxaana arrintaan ku kala aragti duwan Xildhibaanada golaha shacabka.

Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka oo tiradoodu ay gaarayso 131 ayaa shalay guddoonka golaha shacabka u gudbiyay Mooshin ay ku dalbanayaan in la kordhiyo tirade xubnaha aqalka sare ku metelaya gobolka Banaadir lana gaarsiiyo 131-mudane.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts