HomeWararWaxgarad kasoo jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag oo baaq u diray Madaxda...

Waxgarad kasoo jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag oo baaq u diray Madaxda dowladda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Odayaal iyo waxgar kasoo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag ayaa sheegay in ay cabasho ka yihiin guddiga dhameystirka xeerarka doorashooyinka oo ay sheegeen in ay xaqoodii kaga maqanyahay. Waxgaradkaan ayaa tilmaamay in dowladihii hore ay xaqooda duudsiiyeen isla markaana haatan ay ka dalbanayaan madaxa dowladda gaar ahaana madaxweyne Farmaajo oo ay ka dalbadeen in uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Odayaal iyo waxgar kasoo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag ayaa sheegay in ay cabasho ka yihiin guddiga dhameystirka xeerarka doorashooyinka oo ay sheegeen in ay xaqoodii kaga maqanyahay.

Waxgaradkaan ayaa tilmaamay in dowladihii hore ay xaqooda duudsiiyeen isla markaana haatan ay ka dalbanayaan madaxa dowladda gaar ahaana madaxweyne Farmaajo oo ay ka dalbadeen in uu si hoose u eego arrinkaa.

- Advertisement -

Xildhibaanada kasoo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag ayay ugu baaqeen in ay ka shaqeeyaan sidii ay u heli lahaayeen xaqa ka maqan maadaama iyagu ay yihiin Siyaasiyinta ku metela dowladda Fedraalka.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka   

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts