HomeWararMadaxweynaha Puntland oo u ambabaxay Boosaaso iyo sababta oo la shaaciyay

Madaxweynaha Puntland oo u ambabaxay Boosaaso iyo sababta oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa saakay oo Khamiis ah waxa uu safar deg deg ahh uu ugu ambabaxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Soo dhaweynta wefdiga madaxweynaha Puntland ayaa laga dareemayaa magaalada Boosaaso waxaana ciidamo dheeraad ah lagu arkayaa Garoonka diyaaradaha iyo meelaha ugu muhiimsam ee madaxweyne Deni uu mari doono. Inta uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa saakay oo Khamiis ah waxa uu safar deg deg ahh uu ugu ambabaxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Soo dhaweynta wefdiga madaxweynaha Puntland ayaa laga dareemayaa magaalada Boosaaso waxaana ciidamo dheeraad ah lagu arkayaa Garoonka diyaaradaha iyo meelaha ugu muhiimsam ee madaxweyne Deni uu mari doono.

- Advertisement -

Inta uu ku suganyahay magaalada Boosaaso ayaa waxaa kulamo kala duwan uu la qaadan doonaa saraakiisha ciidamada eek u howlan sugidda amniga magaalada Boosaaso isaga oo kala hadli doona waxa iska bedelay amniga tan iyo intii howlgalku ka bilowday Boosaaso oo dilal badan ay ka dhici jireen.

Dhinaca kalana warar madax banaan oo la helayo ayaa shegaya in madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni in uu usii gudbi doono dhinaca magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug,waxaana warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in ay suurtagal tahay in uu halkaas kula kulmo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qooor qoor.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts