HomeWararDFS oo shaacisay Maraakiib si sharci darro ah uga Kalluumaysta Xeebaha Somalia

DFS oo shaacisay Maraakiib si sharci darro ah uga Kalluumaysta Xeebaha Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlay Maraakiib si sharci darro ah uga kallumaysta xeebaha Soomaaliya,waxaana wasaaradda Kalluumaysigu sheegtay in aan la aqbal doonin. Qoraal kasoo baxay wasaaradda Kalluumaysiga iyo kheyraaska Badda ayaa lagu cadeeyay mudadii u dhaxeysay January 2019-14-04-2020 in  la ogaaday 112 markab oo kaluumeysanaya weliba si sharci darro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlay Maraakiib si sharci darro ah uga kallumaysta xeebaha Soomaaliya,waxaana wasaaradda Kalluumaysigu sheegtay in aan la aqbal doonin.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda Kalluumaysiga iyo kheyraaska Badda ayaa lagu cadeeyay mudadii u dhaxeysay January 2019-14-04-2020 in  la ogaaday 112 markab oo kaluumeysanaya weliba si sharci darro ahiyada oo wasaaraddu sheegtay in uu ka babanayay calanka dowladda Iiraan isla markaana ay muddo dheer Badda Somalia ay ka wadaan jilaabasho sharci darro ah.

- Advertisement -

Wasaaradda Kalluumaysiga ayaa shegtay in aysan aheyn wax la aqbali karo Kalluumaysigaa isla markaana ay ka qaadayso Maraakiibtaan tallaabo sharciga ah sida ay hadlaka u dhigtay.

Dowladda fedraalka ah ee Soomaaliya ayaa horay digniino culus waxa ay ugu jeedisay Maraakiib Kalluumayso shaci darro ah ka wadday Xeebaha Soomaaliya waxaana ay sheegtay in haatan isha lagu hayo kuwa hor leh sharcigana lala tiigsan doono.

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts