HomeWararFaah-faahin kaso baxaysa Gabar dhalinyaro aheyd oo lagu dilay Muqdisho

Faah-faahin kaso baxaysa Gabar dhalinyaro aheyd oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ay helayso Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay degamada Hodo nee gobolka Banaadir lagu dilay Gabar dhalinyaro aheyd xilli ay saarneyd Mooto Bajaaj. Dilkaan ayaa la sheegay in uu yimid kadib markii askari ka tirsanaa ciidamada dowladda rasaas uu ku furay Mootada ay saarneyd xilli ay maraysay Wershaddii hore ee caanaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ay helayso Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay degamada Hodo nee gobolka Banaadir lagu dilay Gabar dhalinyaro aheyd xilli ay saarneyd Mooto Bajaaj.

Dilkaan ayaa la sheegay in uu yimid kadib markii askari ka tirsanaa ciidamada dowladda rasaas uu ku furay Mootada ay saarneyd xilli ay maraysay Wershaddii hore ee caanaha kuna taalla degmada Hodo nee magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in dilka kadib askrigu uu gobta iskaga baxsaday iyada oo ay goobta soo gaareen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo fariisin ku lahaa goobta Meydka gabadhana gobta ka qaaday.

Gabadha dilka loo geystay ayaa lagu magacaabi jiray Xamdi C/llahi iyada oo warraku ay sheegayaan in xilligaas ay ka timid goob dumara lagu qurxiyo o ay iyadu laheyd hoygeedan ay kusii jeedday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts