HomeWararSomaliland oo shaacisay kiisas cusub oo Coronavirus ah

Somaliland oo shaacisay kiisas cusub oo Coronavirus ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay xaqiijisay kiisas cusub oo Corona Virus ah kadib baaritaano ay ku sameeyeen bukaano iskaga shakiyay calaamadaha cudurkaan. Qoraal kasoo baxay wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Baadhitaan 24-kii saacadood ee u danbeeyey lagu sameetay 65-ruux base ahaatee qaarkood laga helay Soomaaliland ayaa sheegtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay xaqiijisay kiisas cusub oo Corona Virus ah kadib baaritaano ay ku sameeyeen bukaano iskaga shakiyay calaamadaha cudurkaan.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Baadhitaan 24-kii saacadood ee u danbeeyey lagu sameetay 65-ruux base ahaatee qaarkood laga helay

- Advertisement -

Soomaaliland ayaa sheegtay in 25-ruux  laga helay xanuunka, 23 ka mid ah waxa ay u dhasheen Soomaaliland , halka 2 qof u dhasheen Pakistan,Bukaanadan 12 qof waa rag, 13 qofna waa dumar.

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(1jir ilaa 9jir = 1 qof)
(10jir ilaa 19jir = 4 qof)
(20jir ilaa 29jir = 7 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(40jir ilaa 49jir = 2 qof)
(50jir ilaa 59jir = 2 qof)
(60jir ilaa 69jir = 4 qof)
(70jir ilaa 79jir = 1 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

- Advertisement -

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 24 qof iyo Berbera oo ah 1 qof,waxaana xanuunka ka bogsaday 3 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Afar iyo Sideetan (84)

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts