HomeWararWararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Gedo

Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Gedo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal geystay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac kaasi oo dhemaray ciidamada Jubbaland iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab. Dagaalkaan ayaa yimid ka gadaal markii xubno ka tirsan Alshabaab ay weerar culus kusoo qaadeen saldhig ciidanka Jubbaland ay ku leeyihiin degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Dadka deegaanka ayaa Idacada dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal geystay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac kaasi oo dhemaray ciidamada Jubbaland iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab.

Dagaalkaan ayaa yimid ka gadaal markii xubno ka tirsan Alshabaab ay weerar culus kusoo qaadeen saldhig ciidanka Jubbaland ay ku leeyihiin degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa Idacada dalsan u sheegay in dagaalka oo socday in ka badan hal saac la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan iyada oo aysan jirin ilaa iyo haatan cid sheegi karta khasaaraha rasmiga ee labada dhinac soo kala gaaray

Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkaas in ay ka dambeeyaan iyaga oo intaas sii raaciyay in ay dagaal ku qaadeen ciidamada Kenya walow aysan sheegin khasaaro ka dhashay dagaalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts