HomeWararXildhibaanada oo Ansixiyey xubin kamid noqotay Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Xildhibaanada oo Ansixiyey xubin kamid noqotay Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa Maanta kulankii ugu horreeyay ee Kal-fadhiga 7-aad ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa inta uu socday waxaa shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, isla markaana waxaa goobjoog ka ahaa 156 Xildhibaan. Sidoo kale inta lagu guda jiray kulanka Golaha ayaa Xildhibaanadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa Maanta kulankii ugu horreeyay ee Kal-fadhiga 7-aad ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa inta uu socday waxaa shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, isla markaana waxaa goobjoog ka ahaa 156 Xildhibaan.

- Advertisement -

Sidoo kale inta lagu guda jiray kulanka Golaha ayaa Xildhibaanadda waxaa ay codka aqlabiyad leh ku ansaxiyeen xubin ka mid noqonaysa Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka.

156 Xildhibaan ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Marwo Sacdiya Yuusuf Shuuriye oo maanta laga bilaabo si rasmi ah kaga mid noqoneysa Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka.

Ugu dambeyntii Sacdiya Yuusuf Shuuriye ayaa u mahadcelisay xildhibaanadda Golaha shacabka ee maanta u codeeyay in ay ka mid noqoto Guddiga Madaxa banana ee Doorashooyinka Qaranka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts