HomeWararLaamaha amniga Gobolka Hiiraan oo Digniin soo saaray

Laamaha amniga Gobolka Hiiraan oo Digniin soo saaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle ayaa ka hadlay amniga xaaladda amni Magaalada Baladweyne oo Maanta lagu waday in lagu qabto Banaanbax lagu taageri lahaa Dowladda Federaalka iyo Madaxweyne Farmaajo, hayeeshee la joojiiyay. Taliyaha qeybta Booliska Hirshabeele ee Hiiraan Korneyl Cali dhuux Mahad Alle oo la hadlay warbaahinta ayaa marka hore uu ka hadlay Banaanbixii ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle ayaa ka hadlay amniga xaaladda amni Magaalada Baladweyne oo Maanta lagu waday in lagu qabto Banaanbax lagu taageri lahaa Dowladda Federaalka iyo Madaxweyne Farmaajo, hayeeshee la joojiiyay.

Taliyaha qeybta Booliska Hirshabeele ee Hiiraan Korneyl Cali dhuux Mahad Alle oo la hadlay warbaahinta ayaa marka hore uu ka hadlay Banaanbixii ka dhici lahaa, waxaana uu sheegay in banaanbax uusan Maamulka ka war aheyn aan la  qaba karin.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay in Taliye Cali dhuux in cidii maamulka iyo laamaha amniga fasax uga heysata Banaanbax inay Magaalada ku qaban karo, hayeeshee aan marnaba la ogolaan doonin in dadka magaalada la isugu soo bixiyo amar la’aan.

Sidoo kale Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu sheegay in Ciidanka amniga ay Magaalada Baladweyne ka bilaabeen howlgal looga hortego falalka amni darro, isagoo xusay in  cidii lagu soo qabto fal dembiyeed sharciga la horgeyn doono.

Dhinaca kale Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Hiiraan Maxamed Meryris Iraaq ayaa isna dhaqnkiisa sheegay in Magaalada Baladweyne ay ku jiraan gaadiid sida qaraxyo, isla markaana Ciidanka amniga ay ku raad-joogaan sidii loo soo qaban lahaa.

- Advertisement -

Gaba-gabadii Guddoomiye Maxamed Meyris ayaa waxaa uu tilmaamay in fal kasto oo amni darro ah ay Ciidanka ka hortegi doonaan, wuxuuna shacabka ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amniga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts