HomeWararMareykanka oo fariin Culus u diray MD Farmaajo iyo M/Goboleedyada

Mareykanka oo fariin Culus u diray MD Farmaajo iyo M/Goboleedyada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in sida daatuurku uu qabo uu kulan la yeesho dhammaan madaxda dawlad goboleedyada. Waxay safaaraddu ku sheegtay barteeda twitter-ka in wadahadal u dhexeeya dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada degdeg loogu baahan yahay si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed, loo hirgeliyo dayn cafinta, iyo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in sida daatuurku uu qabo uu kulan la yeesho dhammaan madaxda dawlad goboleedyada.

Waxay safaaraddu ku sheegtay barteeda twitter-ka in wadahadal u dhexeeya dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada degdeg loogu baahan yahay si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed, loo hirgeliyo dayn cafinta, iyo la tacaalista Covid19.

- Advertisement -

Dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaan weli ka wada-hadlin arrimaha doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan daba-yaaqada sanadkan iyo horraanta sanadka xiga.

Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa sidoo kale maanta waxa uu madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ugu baaqay inay isugu yimaadaan shir lagu xalinayo khilaafka u dhaxeeya.

Shirkaasi ayuu Aqalka Sare dalbaday inuu dhaco ka hor 25-ka bishan June, waxaana uu magacaabay guddi kasoo shaqeeya qabashada shirkan, oo uu guddoomiye u yahay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts