HomeWararAqalka Sare oo Baaq Deg-deg ah u diray DFS iyo M/Goboleedyada

Aqalka Sare oo Baaq Deg-deg ah u diray DFS iyo M/Goboleedyada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Mareegta Internet-ka, iyadoo kulanka kadib War-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Aqalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa marka hore lagu sheegay in Fadhiga guud ee Golaha ay bilaaban doonaan markii Guddoonka labada Aqal ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Mareegta Internet-ka, iyadoo kulanka kadib War-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Aqalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa marka hore lagu sheegay in Fadhiga guud ee Golaha ay bilaaban doonaan markii Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka ka wada hadlaan sida Goloyaasha ugu howlgalayaan Shuruucda iyo Arrimaha horyaalla Baarlamaanka.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Goluhu uu leeyahay kaalin dastuuri ah isu keenista Madaxda Heer Federaal iyo Heer dowlad goboleedyo, si looga looga wadahadlo loogana heshiiyo hannaan lagu meel marinayo xaalada kala guurka ah.

Waxaa kaloo Qoraalka lagu xusay in qabashada doorashooyinka ay u baahan tahay wadatashi Deg-deg ah ay isugu yimaadaan dhammaan Madaxda Qaranka, dowlad goboleedyada iyo saamileyda siyaasadda ka hor 25 bishan June ee 2020.

Guddiga Joogtada Golaha Aqalka sare ayaa Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada ugu baaqay inay u turaan shacabka Soomaaliyeed ee muddada dheer soo ragaadiyeen Khilaafyada siyaasadeed iyo Colaadihii dalka ka dhacay.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka Sare.

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts