HomeWararDowladda oo shaacisay Dad hor leh oo ka bogsaday Cudurka COVID-19

Dowladda oo shaacisay Dad hor leh oo ka bogsaday Cudurka COVID-19

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo tallaado ah shaacisay inuu geeriyooday hal qof oo kamid ahaa bukaannadii horey looga helay cudurka halista ah ee COVID-19. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay la diiwaan geliyay  48 xaalado cusub oo COVID-19 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo tallaado ah shaacisay inuu geeriyooday hal qof oo kamid ahaa bukaannadii horey looga helay cudurka halista ah ee COVID-19.

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay la diiwaan geliyay  48 xaalado cusub oo COVID-19 ah, ayna bogsoodeen 19 ruux oo kamid ah dadkii horay looga helay xanuunka.

- Advertisement -

19 kamid ah xaaladaha cusub waxaa laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir, Somaliland 17 Ruux, Galmudug 2 Ruux, Puntland 8 Ruux iyo Hirshabeelle 2, waxaana 34 kamid ah Bukaannada cusub waa rag, waxaana dumar ah 14 xaaladood oo kale.

Tirada guud ee xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay waxey noqdeen 2,416 Ruux, waxaa ka bogsooday 489 ruux, waxaana guud ahaan dalka ugu geeriyooday 85.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts