HomeWararDowladda oo Gargaar Caafimaad kale gaarsiisay Galmudug

Dowladda oo Gargaar Caafimaad kale gaarsiisay Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa la wareegtay Agab Caafimaad (COVID19) oo ka yimid Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliyeed iyo Xafiiska Raiisul Wasaaraha Dalka. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Dr.Mahad Caabi Ciise ayaa gudoomay agabka Caafimaad una mahadceliyey Dowladda Federaalka ah Xafiisyadeeda kala duwan ee ka jawaabay baahidaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa la wareegtay Agab Caafimaad (COVID19) oo ka yimid Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliyeed iyo Xafiiska Raiisul Wasaaraha Dalka.

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Dr.Mahad Caabi Ciise ayaa gudoomay agabka Caafimaad una mahadceliyey Dowladda Federaalka ah Xafiisyadeeda kala duwan ee ka jawaabay baahidaan Caafimaad..

- Advertisement -

Munaasabadda Waxaa goobjoog ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Cabdiwali , Gudoomiyaha Degmada Guriel Faarax Cabdi Macalin,Iyo Madaxa Sheybaarka Dhexe ee Qaranka Sahro Ciise Maxamed.

Dowladda Federaalka ayaa Magaalooyinka waaweyn ee Galmudug horey u geeysay qalab looga hortego faafida Cudurka Coronavirus oo kiisas farabadan laga halkaas, iyadoo dad ku sugan Galmudug ay Cudurka u geeriyoodeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts