HomeWararMadasha Xisiyada iyo Guddoonka Golaha Shacabka oo kulan u socda

Madasha Xisiyada iyo Guddoonka Golaha Shacabka oo kulan u socda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa haatan Magaalada Muqdisho uu kulan uga socdaa Hoggaanka sare ee  Madasha Xisbiyada Qaran iyo Guddomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha C/weli Sheekh Ibraahim Muudey. Warar la helayo ayaa sheegaya in kulankan looga hadlayo arrimo xasaasi ah uuna daba socdo kulamo horey u dhexmaray Madaxweyneyaashii hore ee dalka Sheekh […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa haatan Magaalada Muqdisho uu kulan uga socdaa Hoggaanka sare ee  Madasha Xisbiyada Qaran iyo Guddomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha C/weli Sheekh Ibraahim Muudey.

Warar la helayo ayaa sheegaya in kulankan looga hadlayo arrimo xasaasi ah uuna daba socdo kulamo horey u dhexmaray Madaxweyneyaashii hore ee dalka Sheekh Shariif Sh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddoomiye Muudeey oo qeyb ka ah kulanka ayaa waxaa la sheegayaa in Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran uu fariimo uga wado Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in maalmo kahor Madaxweynayaashii hore ay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka farriin ugu dhiibeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, taasi oo ku aadan Mowqifka Madasha ee doorashada 2020/2021.

Kulankan ayaa markii uu soo idlaado waxaa la filayaa in Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ay la hadlaan warbaahinta, iyagoo faah faahin doona arrimaha laga wada hadlay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts