HomeWararDadka laga helay Cudurka COVID-19 ee Puntland oo kordhay

Dadka laga helay Cudurka COVID-19 ee Puntland oo kordhay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo Bandhigtay Natiijada kasoo baxday dad Cusub oo looga shakisnaa inay ka qabaan Cudurka halista ah ee Coronavirus, kadib markii baaritaano kala duwan lagu sameeyay. Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay 48-dii saac ee lasoo dhaafay Cudurka COVID-19 laga baaray 30 qof, isla markaana laga helay 8 qof taas oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo Bandhigtay Natiijada kasoo baxday dad Cusub oo looga shakisnaa inay ka qabaan Cudurka halista ah ee Coronavirus, kadib markii baaritaano kala duwan lagu sameeyay.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay 48-dii saac ee lasoo dhaafay Cudurka COVID-19 laga baaray 30 qof, isla markaana laga helay 8 qof taas oo ay ka muuqata inay wax yar ka badantahay maalmihii la soo dhaafay xaaladihii Covid 19.

- Advertisement -

Qoraal kooban oo kasoo baxay Puntland ayaa waxaa lagu xusay in 8-da qof ee xanuunka laga helay 4 kamid ah ay rag, halka 4 kalena ay dumar yihiin waxayna da’doodu u dhaxaysaa 27jir  ilaa iyo 70 jir.

Dadka xanuunka laga helay ayaa 3 kamid ah waxay joogaan Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland, 3 qof oo kalena waxay joogaan Magaalada Galkacyo halka 2 qof ay joogto Boosaaso.

Tirada guud ee dadka xanuunka laga helay deegaanada dowlad Goboleedka Puntland ayaa hada gaartay 204 qof, waxaa u dhintay 6 qof halka bogsashasa la diiwan geliyey ay tahay 39 qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts