HomeWararNinkii dilay George Floyd oo dacwad cusub lagusoo oogay

Ninkii dilay George Floyd oo dacwad cusub lagusoo oogay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dacwado cusub ayaa lagu dhawaaqay in lagusoo oogay dhamaan askartii booliiska shaqada laga ceyriyay ee ku sugnaa halkii uu ku geeriyooday ninka madow ee magaalada Minneapolis. Dacwadda ka dhanka ah Derek Chauvin ayaa sare loogu qaaday waxaana la gaarsiiyay dil darajada labaad ah, sida ay muujinayaan dukumiintiyada maxkamadda. Saddexda sarkaal ee kale, oo aan horey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dacwado cusub ayaa lagu dhawaaqay in lagusoo oogay dhamaan askartii booliiska shaqada laga ceyriyay ee ku sugnaa halkii uu ku geeriyooday ninka madow ee magaalada Minneapolis.

Dacwadda ka dhanka ah Derek Chauvin ayaa sare loogu qaaday waxaana la gaarsiiyay dil darajada labaad ah, sida ay muujinayaan dukumiintiyada maxkamadda.

- Advertisement -

Saddexda sarkaal ee kale, oo aan horey wax kiis ah aan lagu soo oogin, ayaa hadda wajahay dacwado ku saabsan kaalmaynta dilka.

Dhimashadii Floyd waxay dhalisay mudaaharaadyo waaweyn oo ka dhan ah Mareykanka oo looga soo horjeedo cunsuriyadda iyo dilka booliisku u gaysanayaan dadka Madow ee Mareykanka ku nool.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts