HomeWararDowladda oo shaacisay xilliga ay dib u furmayaan duulimaadyada dalka

Dowladda oo shaacisay xilliga ay dib u furmayaan duulimaadyada dalka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kadib in mudda ah oo ay hakad ku jireen duulimaadyada dalka sababo la xiriira xanuunka Corona virus ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay shaacisay xilliga ay dib u bilaabanayaan duulimaadyada dalka. War kasoo baxay dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in horaanta todobaadka soo socda si rasmi ah ay u furmi doonaan howlihii duulimaad ee Dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib in mudda ah oo ay hakad ku jireen duulimaadyada dalka sababo la xiriira xanuunka Corona virus ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay shaacisay xilliga ay dib u bilaabanayaan duulimaadyada dalka.

War kasoo baxay dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in horaanta todobaadka soo socda si rasmi ah ay u furmi doonaan howlihii duulimaad ee Dalka kaas oo saameyn dhaqaale geystay maadaama dunida oo dhan ay duulimaadyada hakisay.

- Advertisement -

Howlaha la xiriira duulimaayada ayaa muddo ka badab bil hakad ku jiray gaar ahaana duulimaadyada caalamiga iyo kuwa gudaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts