HomeWararCaro ka dhalatay wiil Falastiini ah oo ay toogteen booliska Israa'iil

Caro ka dhalatay wiil Falastiini ah oo ay toogteen booliska Israa’iil

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Boqollaal qof ayaa ka soo qaybgalay aaska nin Falastiiniya oo xaalada Austismka qabay oo ay toogteen booliska Israa’iil xilli uu u socday goob uu ka helo waxbarasho gaar ah. Iyad Halaq, 32 jira ayaa sabtidii lagu dilay daanta bari ee qudus ee ay Israa’iil haysato isagoo ku socday iskuul dadka baahiyaha gaarka ahi ay tagaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqollaal qof ayaa ka soo qaybgalay aaska nin Falastiiniya oo xaalada Austismka qabay oo ay toogteen booliska Israa’iil xilli uu u socday goob uu ka helo waxbarasho gaar ah.

Iyad Halaq, 32 jira ayaa sabtidii lagu dilay daanta bari ee qudus ee ay Israa’iil haysato isagoo ku socday iskuul dadka baahiyaha gaarka ahi ay tagaan

- Advertisement -

Booliska Israa’iil ayaa sheegay inay ka shakiyeen in Halaq uu hub sitay isla markaana uu diiday amarkii la siiyey ee ahaa inuu istaago, kadibna la ogaaday inaanu hubaysnayn.

Wasiiraka gaashaandhiga ee Israel Benny Gantz ayaa muujiyey sida uu uga xunyahay dilkani.

“Waanu ka xunnahay shilkaasi lagu toogtay Iyad Halaq, waxaanu la wadaagaynaa muragada qoyskiisa, waxaan hubaa in degdeg loo baadhi doono go’aamana laga soo saari doono ” sidaasi ayuu u sheegay golaha wasiirrada Israa’iil Axadii.

- Advertisement -

Toddobaadyadan xaalada ayaa kacsanyeed kadib markii Raiisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu sheegay inuu fulin doono go’aankiisa ah iney Israa’iil ku darsato qaybo kamida dhulka daanta galbeed ee Falastiin oo ay haysato.

Maamulka Falstiniiyiinta ayaa kaga jawaabay inaany u hogaansami doonin heshiisyadii ay Israa’iil iyo Mareykanka kula jireen . Maryakanka ayaa taagersan in Israa’iil haysto qayb kamida daanta galbeed oo ay ku jiraan kuwa xaga aminga khuseeya

Iyad Halaq ayaa malin walba waxaa uu ku lugeyn jiray inta u dhexeysa gurigooda oo ku yaalla degaanka Wadi al-joz xaafda qadiimka ah ee Elwyn El Quds halkaas oo ay ku taalo xaruun adeegyo gaar ah ay ka helaan c

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts