HomeCaalamkaMadaxweyne ku dhawaaqay inay joojin doonaan heshiisyo ay la galeen laba Dal

Madaxweyne ku dhawaaqay inay joojin doonaan heshiisyo ay la galeen laba Dal

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa sheegay in uu maamulkiisa joojinayo dhammaan heshiisyadii iyo is fahamkii ay la saxiixdeen Israel iyo Mareykanka, oo ay ku jirto amniga. Madaxweyne Cabaas ayaa hadalkan ku dhawaaqay,  Talaadadii shaley kaddib markii hoggaamiyayaasha Falastiin ay kulan ku yeesheen magaalada Ramallah. Go’aanka ayaa yimid isagoo ka jawaabaya soo jeedinta Israel ee ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa sheegay in uu maamulkiisa joojinayo dhammaan heshiisyadii iyo is fahamkii ay la saxiixdeen Israel iyo Mareykanka, oo ay ku jirto amniga.

Madaxweyne Cabaas ayaa hadalkan ku dhawaaqay,  Talaadadii shaley kaddib markii hoggaamiyayaasha Falastiin ay kulan ku yeesheen magaalada Ramallah.

- Advertisement -

Go’aanka ayaa yimid isagoo ka jawaabaya soo jeedinta Israel ee ku saabsan in la ballaarinyo dhismayaasha ay ka dhiseyso Daanta Galbeed.

Cabaas wuxuu sheegay inay mas’uul ka tahay dowladda Maraykanka oo raali uga ah falalka Israel iyo go’aanada ka dhanka ah xuquuqda dadka reer Falastiin.

Israel ayaa la filayaa in 1-da bisha Julaay ay dhaqangaliso heshiisyadii ay la gashay Falastiiin, sida ay ku heshiiyeen Ra’iisal wasaare Netanyahu iyo Benny Gantz, oo ah madaxa xisbiga buluuga iyo cadaanka.

- Advertisement -

Saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa ku hanjabay inay baabi’in doonaan heshiisyada laba geesoodka ah ee ay la galaan Israa’iil haddii ay ka gudubto istiraatijiyadda, taas oo wiiqi doonta xalka labada dowladood.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts