HomeCaalamkaMadaxweyne Trump oo si Carro leh u weeraray WHO

Madaxweyne Trump oo si Carro leh u weeraray WHO

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay Ha’yadda Caafimaadka Adduunka ee WHO inay tahay ‘eey uu wad wato Shiinaha.

Wuxuu sheegay in ‘WHO ay bixisay talooyin qaab daran oo qalad ah isla markaana garab lagu siinayo Shiinaha oo marka hore uu ka dilaacay Cudurka halista ah ee Coronavirus.

- Advertisement -

Inkasta oo Trump uusan ka qeybgelin shirka WHO, balse waxaa kulan qaab muuqaal ah uga qeybgalay xoghayaha arrimaha caafimaadka ee Mareykanka, Trump wuxuu sidoo kale ku eedeeyay WHO in si khaldan ay u maareysay ka hortagga cudurka.

Trump oo isagu lagu dhaleeceeyay sida uu ula tacaalay safmarka waxaa uu marar badan ku eedeeyay Ha’yadda Caafimaadka Adduunka inay ku guuldareysatay in caalamka ay u fidiso wacyigelin buuxdo isla markaana ay u eexatay Shiinaha.

Wuxuu ku eedeeyay Shiianha in uu daboolayo dhibaatada ka dhalatay cudurka markii uu ka dilaacay halkaas.

- Advertisement -

hadalka Madaxweyne Trump ayaa imaanaya xilli WHO uu u socdo kulan labo maalmood qaadanaya oo ay uga hadlayaan safmarka feyraska.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories