HomeWararGuddiga Qaran ee ka hortega COVID-19 oo fariin u diray dhalinyarada

Guddiga Qaran ee ka hortega COVID-19 oo fariin u diray dhalinyarada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dr. Maxamed Maxamud Cali Fuje oo ah La-taliyaha Sare ee Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa bulshada u diray fariin wacyigelineed, si gaar ah dhalinyarada Soomaaliyeed maadama ay yihiin dadka ugu badan ee uu cudurka haleeley. Dr Fuje ayaa ugu baaqay dhallinyarada in ay ku dadaalaan siyaabaha looga hortago caabuqa, oo ay Wasaradda caafimaadka horay u sheegtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dr. Maxamed Maxamud Cali Fuje oo ah La-taliyaha Sare ee Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa bulshada u diray fariin wacyigelineed, si gaar ah dhalinyarada Soomaaliyeed maadama ay yihiin dadka ugu badan ee uu cudurka haleeley.

Dr Fuje ayaa ugu baaqay dhallinyarada in ay ku dadaalaan siyaabaha looga hortago caabuqa, oo ay Wasaradda caafimaadka horay u sheegtay sida in la kala fugaado, guryaha lagu ekaado, ama la xirto qalabka ka hortaga caabuqa Covid-19

- Advertisement -

Dr. “ha noqon dilaaga dahsoon/qarsoon’’, wuxuuna baaq dheer u diray bahda caafimaadka guud ahaan, gaar ahaan dhaqaatiirta Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan wacyigelinta caabuqa. Waxaa uu sheegay in Cudurka Coronavirus uu Soomaaliya si weyn ugu baahaayo , islamarkaana maalinba maalinta ka dambeysa uu soo ridaayo dad cusub.

Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in si deg deg ah loo joojiyo in dadka ay isugu yimaadaan goobo ay ka mid yihiin Masaajidda si loo badbaadiyo Shacabka Soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts