HomeWararCiidanka amniga oo Caawa Muqdisho ku toogtay Rag Dil geystay

Ciidanka amniga oo Caawa Muqdisho ku toogtay Rag Dil geystay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa Nin la sheegay inuu shacab ahaa ay ku dileen Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir. Goobjoogayaal ah oo la hadlay Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in Dilka loo geystay Ninka uu sigaar ah uga dhacay Xaafadda Kaawa Godey ee dharkeenley, isagoo qeybaha sare ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa Nin la sheegay inuu shacab ahaa ay ku dileen Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir.

Goobjoogayaal ah oo la hadlay Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in Dilka loo geystay Ninka uu sigaar ah uga dhacay Xaafadda Kaawa Godey ee dharkeenley, isagoo qeybaha sare ee Jirka looga dhuftay rasaas dhowr ah.

- Advertisement -

Intaas kadib ragii dilka geystay oo laba ruux ahaa ayaa isku dayay inay goobta si deg deg ah uga baxsadaan, hayeeshee Ciidanka amniga ayaa toogasho ku dilay.

Goobta lagu dilay raggii hubeysnaa ee falka fuliyay ayaa waxaa tegay Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Maxamed Cali iyo Saraakiil Ciidan.

Guddoomiye C/raxmaan Maxamed oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ragga la toogtay ay marka hore dileen Nin Ganacsade ahaa oo lagu magacaabi jiray Aboorey.

- Advertisement -

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa u mahadceliyay Ciidanka amniga ee fuliyay howlgalka lagu dilay ragii hubeysnaa, wuxuuna shacabka ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amniga dowladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts