HomeWararAkhriso:-Madasha Xisbiyada oo War Cusub kasoo saartay xaaladda Dalka

Akhriso:-Madasha Xisbiyada oo War Cusub kasoo saartay xaaladda Dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa War Cusub kasoo saartay xaaladda dalka iyo Dilkii habeen kahor ka dhacay Isgoyska Jubba. War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada ayaa waxaa marka hore si kulul loogu Cambaareeyay Dilkii habeen hore loo geystay laba Ruux oo shacab ahaa oo uu si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa War Cusub kasoo saartay xaaladda dalka iyo Dilkii habeen kahor ka dhacay Isgoyska Jubba.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada ayaa waxaa marka hore si kulul loogu Cambaareeyay Dilkii habeen hore loo geystay laba Ruux oo shacab ahaa oo uu si bareer ah u toogtay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska dowladda.

- Advertisement -

Madasha ayaa ku baaqday in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado Saraakiisha iyo Askarta ka tirsan Ciidanka dowladda ee caadeystay dilalka iyo xad-gudubka shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale Qoraalka kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa lagu cadeeyay in Bandowga lagu soo rogay Caasimadda dalka ee Muqdisho uusan soo marin habraacii saxda ahaa ee ku qeexan Dastuurka KMG ee JFS.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts