HomeWararTirada dadka laga helay Coronavirus ee Puntland oo korortay

Tirada dadka laga helay Coronavirus ee Puntland oo korortay

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa Caawa oo Axad ah shaacisay in Dad hor leh laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo kiisas hore laga helay deegaanada Puntland. Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu xaqiijiyey ay korortay tirada dadka laga helay Cudurka COVID-19. Wasiirka ayaa cadeeyay in maanta laga […]

- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa Caawa oo Axad ah shaacisay in Dad hor leh laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo kiisas hore laga helay deegaanada Puntland.

Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu xaqiijiyey ay korortay tirada dadka laga helay Cudurka COVID-19.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa cadeeyay in maanta laga baaray Cudurka 10 ruux oo 7 kamid ah ay rag ahaayeen iyo saddex dumar ah, xanuunkana laga helay 4 qof, halka 6 ruux laga wayay.

Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan ayaa sheegay in tirada guud ee xaaladaha COVID-19 Puntland  laga diiwaan geliyay ay noqonayso 10 ruux, majirto wali bukaan u geeriyooday xanuunka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories