HomeWararRoob Khasaaro geystay oo ka da’ay degaano ka tirsan Somaliland

Roob Khasaaro geystay oo ka da’ay degaano ka tirsan Somaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Deegaano ka tirsan Gobolka Sool ee Somaliland ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay halkaas ka da’ay Roobab xoogan oo mahiigaan ah, kuwaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada, iyadoo uu ka jiray kuleyl. Roobabka oo ahaa kuwo dabeylo watay ayaa siweyn uga da’day deegaanka lagu magacaabo xudun ee Gobolka Sool, waxaana roobka uu biyo badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Deegaano ka tirsan Gobolka Sool ee Somaliland ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay halkaas ka da’ay Roobab xoogan oo mahiigaan ah, kuwaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada, iyadoo uu ka jiray kuleyl.

Roobabka oo ahaa kuwo dabeylo watay ayaa siweyn uga da’day deegaanka lagu magacaabo xudun ee Gobolka Sool, waxaana roobka uu biyo badan dhigay waddooyinka ku yaalla halkaas.

- Advertisement -

Sidoo kale roobka ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo mid hantiyadeed, waxaana halkaas ku geeriyooday  Marxuun lagu magacaabi jiray Axmed Maxamed Daarood oo 25 jir ahaa halka uu dhaawac daran ka soo gaaray Cabdilaahi Cawil Hufe oo 40 jir ah ka dib markii uu ku soo dumay guri ay ku jireen.

Guddoomiyaha deegaanka Xudun oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Roobka marka horey lagu diirsaday, hayeeshee uu burburiyay in ka badan 20 guri oo isugu jiray Jiingado iyo kuwo Sar aha, maadaama Roobka uu watay dabeylo xoogan.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha ayaa waxaa uu tilmaamay in dadkii deganaa guryaha dumay ay la’yihiin hoy, wuxuuna hay’adaha gargaarka ugu baaqay inay gurmad deg deg ah la soo gaaran dadkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts