HomeWararWeerar Madaafiic oo lagu qaaday Xarunta AMISOM ee Xalane

Weerar Madaafiic oo lagu qaaday Xarunta AMISOM ee Xalane

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Jugta madaafiic xoogan oo laga maqlay gudaha Xarunta Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ee Xalane iyo Nawaaxiga Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Tirro madaafiic ah ayaa la sheegay in saakay lagu weeraray Xarunta AMISOM ee Xalane oo ay ku dhex yaallaan Xafiisyada UN-ka iyo Safaarado dhowr ah oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Jugta madaafiic xoogan oo laga maqlay gudaha Xarunta Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ee Xalane iyo Nawaaxiga Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Tirro madaafiic ah ayaa la sheegay in saakay lagu weeraray Xarunta AMISOM ee Xalane oo ay ku dhex yaallaan Xafiisyada UN-ka iyo Safaarado dhowr ah oo ay leeyihiin reer Galbeedka.

- Advertisement -

Dadka degan agagaarka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa soo weriyay inay maqlayeen Jug xoogan oo madaafiic ah ayna dareemeen cabsi, iyagoona xusay in aysan ogeyn halka laga soo tuuray Madaafiicda.

Al-shabaab warar ay ku faafiyeen barahooda ay ku leeyihiin Internet-ka Al- ayaa waxaa ay ku sheegteen Mas’uuliyada weerarka saakay lagu qaaday Xarunta Ciidamada AMISOM ee Xalane.

Sidoo kale Al-shabaab ayaa sheegtay in ilaa iyo 7 madfac ay ku hoobteen Xarunta Xalane ay ku yaallaan xafiisyo dhowr ah, iyagoona xusay in weerarka dib la arkayay Qiiq iyo uuro madow oo cirka isku shareertay, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Taliska AMISOM ee Soomaaliya iyo dowladda oo ay hadlayaan weerarkaas la sheegay in lagu qaaday Xarunta Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ee Xalane.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts