HomeWararAlshabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin...

Alshabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Baraawe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa tilmaamaya in Alshabaab ay weerar qaraxyo loo adeegsaday ay ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin halkaasi. Qaraxyada lagu weeraray saldhiga viidmada AMISOM ee degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyay walxaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa tilmaamaya in Alshabaab ay weerar qaraxyo loo adeegsaday ay ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin halkaasi.

Qaraxyada lagu weeraray saldhiga viidmada AMISOM ee degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la gadlay idacada dalsan ayaa sheegay in ay maqleen jug culus oo ay tilmaameen ay aheyd laba qarax oo lagu weerary saldhiga ciidamada ugandha

Alshabaab oo war kasoo saaray waxa ay sheegeen in ay khasaaro gaarsiiyeen ciidamada AMIOM ee ku sugnaa saldhiga ay ku leeyihiin magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts