HomeWararSheekh Shariif oo ka hadlay Bandowga Habeenkii lagu soo rogay Muqdisho

Sheekh Shariif oo ka hadlay Bandowga Habeenkii lagu soo rogay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna hogaamiyaha madasha Xisbiyada Qaran ayaa si kulul uga hadlay bandowga habeenkii ee dowladda ay kusoo rogtay magaalada Muqdisho. Gogaamiyaha madasha xisbiyada Qaran Sheekh Shariif ayaa tilmaamay in dowladda laga sugayay in ay saacado dib u dhigto bandowga magaalada marka la gaaro bisha Ramadaan hase’ahaate sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna hogaamiyaha madasha Xisbiyada Qaran ayaa si kulul uga hadlay bandowga habeenkii ee dowladda ay kusoo rogtay magaalada Muqdisho.

Gogaamiyaha madasha xisbiyada Qaran Sheekh Shariif ayaa tilmaamay in dowladda laga sugayay in ay saacado dib u dhigto bandowga magaalada marka la gaaro bisha Ramadaan hase’ahaate sheegay in aysan taasi dhicin dhibaatana ay ku tahay Shacabka afurka iyo nolol maalmeedka raadsanaya.

- Advertisement -

Arrintaan ayuu tilmaamay in ay culeys weyn ku tahay shacabka Soomaaliyeed isaga oo dhinaca kalana ku eedeyay dowladda in waddooyinka ay ka qabanayso dhalinyarada kadibna ku qaadaysa gaadiidka Shabaqlayaasha ah ee ciidamada taas oo kasoo hor jeeda fariimaha wacyigelinta ee ahaa in aan la isku dhawaan si aan loo kala qadin xanuunka.

Hadalka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa kusoo aadaya iyada o dowladda fedraalku ay bandowgii saarnaa magaalada ee 8:00-fiidnimo ka dhigtay in uu dhaqangalo 7:00-fiidnimo laga bilaabo kowda bisha Ramadaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts