HomeWararMadaxweyne Waare oo shaqo joojin ku sameeyay Wasiiru dowle Amar Jebiyay

Madaxweyne Waare oo shaqo joojin ku sameeyay Wasiiru dowle Amar Jebiyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqo joojin ku sameeyay Wasiiru dowlihii Wasaaradda Dastuurka Hirshabeelle Xildhibaan Saadaq Mukhtaar Cabdulle. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa shaqada looga jooiyay Xildhibaan Saadaq Mukhtaar oo ahaa Wasiiru dowlihii Dastuurka Hirshabeelle, waxaana lagu eedeeyay inuu jebiyay amar kasoo baxay Madaxweyne Waare. Xildhibaan Saadaq Mukhtaar ayaa la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqo joojin ku sameeyay Wasiiru dowlihii Wasaaradda Dastuurka Hirshabeelle Xildhibaan Saadaq Mukhtaar Cabdulle.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa shaqada looga jooiyay Xildhibaan Saadaq Mukhtaar oo ahaa Wasiiru dowlihii Dastuurka Hirshabeelle, waxaana lagu eedeeyay inuu jebiyay amar kasoo baxay Madaxweyne Waare.

- Advertisement -

Xildhibaan Saadaq Mukhtaar ayaa la sheegay inuu shalay Magaalada Jowhar uga qeyb galay Munaasabad ka dhacday Jowhar, xili Madaxweynaha Hirshabeelle uu mamnuucay in dadka isugu yimaadan Munaasabad, sababo la xiriira faafida Cudurka Coronavirus.

Hoos ka Akhriso Wareegtada shaqo joojinta ee uu soo saaray Waare.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts