HomeWararXal laga gaaray Colaado ka jiray degaano ka tirsan Galgaduud

Xal laga gaaray Colaado ka jiray degaano ka tirsan Galgaduud

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gen. Cabdi Jamac Cabdulle xabeeb oo ka tirsan saraakiisha amniga Galmudug iyo  Mas’uulkiyiin ka socday maamulkaasi ayaa ku guuleystay xallinta colaado ka jiray deegaanno ka tirsan Galgaduud. Deegaanada kaxan-dhaale, daca dheer iyo deegaano kale ayaa mudooyinkii danbe waxaaa ku dagaalamayey maleshiyaad xoolo dhaqato  ka soo jeeda, deegaanka , kuwaa oo isku haystay daaqsinka iyo gobaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gen. Cabdi Jamac Cabdulle xabeeb oo ka tirsan saraakiisha amniga Galmudug iyo  Mas’uulkiyiin ka socday maamulkaasi ayaa ku guuleystay xallinta colaado ka jiray deegaanno ka tirsan Galgaduud.

Deegaanada kaxan-dhaale, daca dheer iyo deegaano kale ayaa mudooyinkii danbe waxaaa ku dagaalamayey maleshiyaad xoolo dhaqato  ka soo jeeda, deegaanka , kuwaa oo isku haystay daaqsinka iyo gobaha biyaha laga cabo ee ku yaalla deegaanka.

- Advertisement -

Sarakiishaan ayaa sheegay in ay heshiis kala dhex dhigeen beelaha colaadu ay dhexmartay ,waxayna rajeeyeen in aysan dib u soolaaban dagaaladaasi ka dhacay gobolka mudug .

Joojinta colaadaha u dhexeeya dadka xoolo dhaqatada ah waa dadaal ay wadaan dawlad goboleedka galmudug iyo dawlada fedraalka Soomaaliya, kaas oo la doonayo in lagu nabadeeyo dadka walaalaha ah

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts