HomeWararMuwaadin Soomaali ah oo COVID-19 ugu dhintay Dal ku yaalla Afrika

Muwaadin Soomaali ah oo COVID-19 ugu dhintay Dal ku yaalla Afrika

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Muwaadin Soomaaliyeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay Cudurka halista ah ee Coronavirus ee aduunka dhan sameeyay ugu geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Cape-Town ee dalka Koonfur Afrika. Allaha u naxariistee Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cali Kheyre, isagoo maalmihii lasoo dhaafay la xauunsanayay Cudurka COVID-19 oo ku dhacay. Geerida Marxuumka ayaa waxaa xaqiijiyay Gudoomiyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muwaadin Soomaaliyeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay Cudurka halista ah ee Coronavirus ee aduunka dhan sameeyay ugu geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Cape-Town ee dalka Koonfur Afrika.

Allaha u naxariistee Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cali Kheyre, isagoo maalmihii lasoo dhaafay la xauunsanayay Cudurka COVID-19 oo ku dhacay.

- Advertisement -

Geerida Marxuumka ayaa waxaa xaqiijiyay Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida dalka Koonfur Afrika Khaliif Xuseen, waxaana sidoo kale Cali Kheyre uu ahaa Nabadoon siweyn looga yaqaanay Magaalada Cape-Town.

Cudurka halista ah ee Coronavirus ayaa saameyn xoogan u geystay dalka Koonfur Afrika, waxaana uu ku dhacay 3,300 oo Ruux, halka ay ka bogsadeen 1,055 Ruux, waxaana ugu geeriyooday dalkaas Cudurka 58 Qof.

Waa muwaadinkii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee Cudurka Corona ugu dhintay dalka Koonfur Afrika.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts