HomeWararGuddoomiyihii hore ee Gobolka Hiraan oo maanta xilka ku wareejiyay guddoomiyaha cusub

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiraan oo maanta xilka ku wareejiyay guddoomiyaha cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cali Muxumud Caraale ayaa maanta xilka si rasmi ah ugu wareejiyay guddoomiyaha cusub ee gobolka loo magacaabay Cali Jeyte Cusmaan. Xil wareejinta oo ka dhacday xarunta maamulka gobolka Hiiraan waxaa goobjoog ka ahaa Oadayaasha dhaqanka ee gobolka iyo saraakiil ka kala socotay AMISOM iyo dowladda fedraalka Soomaaliya. Maalmihii lasoo dhaafay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cali Muxumud Caraale ayaa maanta xilka si rasmi ah ugu wareejiyay guddoomiyaha cusub ee gobolka loo magacaabay Cali Jeyte Cusmaan.

Xil wareejinta oo ka dhacday xarunta maamulka gobolka Hiiraan waxaa goobjoog ka ahaa Oadayaasha dhaqanka ee gobolka iyo saraakiil ka kala socotay AMISOM iyo dowladda fedraalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa muran ka taagnaa maamulka gobolka Hiiraan kadib markii gudoomiyihii hore ee xilka laga qaaday Cali Muxud Caraale uu diiday xilka qaadista madaxweynaha Hirshabelle uu ku sameeyay.

Arrintaan ayaa soo afjari doonta khilaafkii dhinaca maamulka oo saameyntuiisa maalmihii dambe laga dareemayay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts