HomeWararMaxaa ka jira in dib loo dhigayo xilligii ay dhici laheyd doorashada...

Maxaa ka jira in dib loo dhigayo xilligii ay dhici laheyd doorashada Somalia?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa ka jawaabay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay Baraha bulshada kuwaas oo ku aaddan qorshe ay damacsanyihiin guddiga oo la xiriira in dib u dhac doorasho ay ku dhawaaqayaan. War kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in ay waxba kama jiraan yihiin wararkaas la isla dhexmarayo baraha Bulshada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa ka jawaabay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay Baraha bulshada kuwaas oo ku aaddan qorshe ay damacsanyihiin guddiga oo la xiriira in dib u dhac doorasho ay ku dhawaaqayaan.

War kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in ay waxba kama jiraan yihiin wararkaas la isla dhexmarayo baraha Bulshada eek u aaddan in guddigu uu ku dhawaaqayo dib u dhac doorashada soo socota ee 2020/2021 sababo la xiriira xanuunka Coronavirus.

- Advertisement -

”Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka waxa uu Umadda Soomaaliyeed u xaqiijinayaa in wararka ah in Guddigu ku dhawaaqi rabo dib u dhac Doorasho uu yahay war been abuur ah oo sal iyo raad aan lahayn ayaa lagu yiri” Qoraalka Guddiga.

Hadalka guddiga ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyada oo saacadihii lasoo dhaafay si weyn baraha Bulshada la iskula dhexmarayay go’aan kasoo baxi kara guddiga doorashooyinka oo ku aaddan dib u dhac doorasho iyada oo arrimahaas ay gaashanka ku dhifteen guddigu.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts