HomeWararTaliska qeybta Boliiska Gobolka Bari oo war kasoo saaray amniga Magaalada Boosaaso

Taliska qeybta Boliiska Gobolka Bari oo war kasoo saaray amniga Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Mudane Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Saka Shir Gudoomiyay Shirka Khamiis Laha Ah Oo Ay Yeshaan Dhamaan Taliyaha Saldhigyada Taliyaaha Rugaha Iyo Dhamaan Srakiisha Ciidamada Gobalka Bari Waxana Saka Lagu Garfeeyay Xaqiijinta Amniga Bosaaso Iyo Bandowga Oo Sidiisi Uga Sii Socon Doona Magalada Bosaaso Dhamaan Ciidamada Ayuu Taliyaha Faray In […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Mudane Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Saka Shir Gudoomiyay Shirka Khamiis Laha Ah Oo Ay Yeshaan Dhamaan Taliyaha Saldhigyada Taliyaaha Rugaha Iyo Dhamaan Srakiisha Ciidamada Gobalka Bari Waxana Saka Lagu Garfeeyay Xaqiijinta Amniga Bosaaso Iyo Bandowga Oo Sidiisi Uga Sii Socon Doona Magalada Bosaaso

Dhamaan Ciidamada Ayuu Taliyaha Faray In Ay Dadka Ku Wacyigaliyaan In Ay Qataan Fariimaha Caafimaad Ee Wasarada Caafimadka Puntland Ay Bixineeso eek u aaddan fayruska Corona.

- Advertisement -

Maalmihii lasoo dhaafay howlgallo kala duwan ayaa ka socday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland,iyada sidaa oo kalana Bandow lagu soo rogay magaalooyinkaa mamaulkaas si loo yareeyo faafidda caabuqa Covid 19.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts