HomeWararHirshabeelle oo soo saartay Go'aano looga hortegayo Cudurka Coronavirus

Hirshabeelle oo soo saartay Go’aano looga hortegayo Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saartay Go’aano Cusub oo looga hortegayo faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda amniga Hirshabeelle ayaa waxaa hay’adaha amniga maamulkaas lagu faray in Maamulka Gobolka Hiiraan iyo AMISOM kala shaqeeyan sidii loo xiri lahaa Xuduudka Hiiraan la wadaago Itoobiya iyo xakameynta Cudurka COVID-19. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saartay Go’aano Cusub oo looga hortegayo faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda amniga Hirshabeelle ayaa waxaa hay’adaha amniga maamulkaas lagu faray in Maamulka Gobolka Hiiraan iyo AMISOM kala shaqeeyan sidii loo xiri lahaa Xuduudka Hiiraan la wadaago Itoobiya iyo xakameynta Cudurka COVID-19.

- Advertisement -

Sidoo kale Go’aanada lasoo saaray ayaa waxaa kamid ah in la joojiyo Ganacsiga Qaadka ka yimaada dhinaca deegaanada Itoobiya, waxaana hay’adaha amniga la faray inay la xisaabtamaan dadka ku howlan ganacsiga Qaadka.

Go’aanadaan lasoo saaay ayaa kusoo aadaya, iyadoo Maanta Madaxeynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu adkeeyay amarka lagu joojiyay Waxbarashada Iskuulada jaamacadaha, Dugsiyada Quraanka, goobaha dadka isugu yimaadaan.

Hoos ka Akhriso Go’aanada kasoo baxay Hirshabeelle.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts