HomeWararSomaliland oo ku dhawaaqday in la xirayo Masaajidda fariina dirtay

Somaliland oo ku dhawaaqday in la xirayo Masaajidda fariina dirtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga ka hortega Cudurka Coronavirus ee Somaliland ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada  Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, iyagoo soo saaray Go’aano Cusub oo looga hortego faafida Cudurka. Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in muddo 4 toddobaad ah la joojin doono in salaadaha lagu tukado masaajidda, iyadoo dadweynaha la faray in ay guryahooda ku tukadaan. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga ka hortega Cudurka Coronavirus ee Somaliland ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada  Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, iyagoo soo saaray Go’aano Cusub oo looga hortego faafida Cudurka.

Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in muddo 4 toddobaad ah la joojin doono in salaadaha lagu tukado masaajidda, iyadoo dadweynaha la faray in ay guryahooda ku tukadaan.

- Advertisement -

Sidoo kale goobaha waxbarashada ayaa xirnaan doona afar toddobaad oo kale, xanuunka Coronavirus awgii, Dadka ajaanibta ah ee bilaa sharci ku joogga deegaanka Somaliland ayaa loo qabtay inay halkaas kaga baxaan 5 maalmood.

Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Somaliland ayaa Maanta shaacisay in saddex ruux oo qaba Cudurka Coronavirus laga helay Magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama, kuwaasi oo la karantiilay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts