HomeWararTifatirihii Telefashinka Dowladda oo Is Casilay

Tifatirihii Telefashinka Dowladda oo Is Casilay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wariye Feysal Muuse Maxamed oo ahaa Tifatirihii Telefashinka Qaranka Soomaaliya ee SNTV ayaa ku dhawaaqay inuu xilka Tifatire ee SNTV uu iska Casilay, isagoo faah faahin ka bixiyay sababta keentay. Wariye Feysal Muuse ayaa sababta uu xilka Tifatiraha Telefashinka dowladda isaga Casilay ku sheegay inay tahay is faham la’aan shaqo, isla markaana uu Go’aan ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wariye Feysal Muuse Maxamed oo ahaa Tifatirihii Telefashinka Qaranka Soomaaliya ee SNTV ayaa ku dhawaaqay inuu xilka Tifatire ee SNTV uu iska Casilay, isagoo faah faahin ka bixiyay sababta keentay.

Wariye Feysal Muuse ayaa sababta uu xilka Tifatiraha Telefashinka dowladda isaga Casilay ku sheegay inay tahay is faham la’aan shaqo, isla markaana uu Go’aan ku gaaray inuu xilkaas iska Casilo.

- Advertisement -

Feysal Muuse ayaa Waqadiisa Is Casilaada u gubiyay Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna ka rajeeyay inay ka ogollaan doonaan Is-casilaadiisa ku aadan dhanka shaqada.

Ugu dambeyntii Wariye Feysal Muuse Maxamed ayaa waxaa uu guul iyo horumar u rajeeyay Madaxda SNTV iyo kuwa imaan doona, isagoo xusay inuu sii wadi doono u adeegida Qarannimada Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso Warqadiisa is Casilaada Wariye Feysal.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts