HomeWararDad hor leh oo qaba Cudurka Coronavirus oo laga helay Muqdisho

Dad hor leh oo qaba Cudurka Coronavirus oo laga helay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, oo ka war bixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee COVID-19, ayaa xaqiijisay in maanta uu Isbitaalka De Martino ku geeriyooday Allaha u naxariistee wasiiru dowlihii cadaalada Ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Xildhibaan Khaliif Muumin Xaayoow. Allaha u naxariistee Marxuum Khaliif Muumin Xaayoow oo da’diisu ahayd 63 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, oo ka war bixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee COVID-19, ayaa xaqiijisay in maanta uu Isbitaalka De Martino ku geeriyooday Allaha u naxariistee wasiiru dowlihii cadaalada Ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Xildhibaan Khaliif Muumin Xaayoow.

Allaha u naxariistee Marxuum Khaliif Muumin Xaayoow oo da’diisu ahayd 63 jir ayaa isbitaalka la jiifiyay April 09, 2020, si xaaladdiisa caafimaad wax looga qabto.

- Advertisement -

Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale xaqiijiyay in baaritaan la sameeyay lagu caddeeyay in cudurka Corona uu soo ritay 4 qof ku nool maagaaalada Muqdisho, taas oo 25 ruux ka dhigaysa tirada guud ee dadka cudurku ku heleelay gudaha dalka.

Wasaaradda Caafimaadku waxay ugu baaqday dadka inay guryahooda joogaan hadii aysan jirin arrimo muhiim u ah nolosha, dadkuna kala fogaadaan ugu yaraan laba mitir, taxadar gaar ahna la siiyo dadka da’da ah iyo dadka cudurada daba dheeraada qaba.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts