HomeWararMadaxweyne Deni oo Caawa ka hadlay dadaalka Puntland ee ka hortega COVID-19

Madaxweyne Deni oo Caawa ka hadlay dadaalka Puntland ee ka hortega COVID-19

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ahna Guddoomiyaha Guddiga Wacyigelinta iyo Ka hortagga Coronvirus, ayaa caawa ka hadlay dadaalka Puntland ku bixinayso ka hortagga Covid-19 iyo doorka looga baahanyahay shacabka oo ah u hoggaansanka awaamiirta looga hortagayo cudurkan, sida bandowga , yareynta isu imaatinka bulsho, xirista goobaha la isugu yimaado iyo qaadka sida dhuumaaleysiga ah marmar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ahna Guddoomiyaha Guddiga Wacyigelinta iyo Ka hortagga Coronvirus, ayaa caawa ka hadlay dadaalka Puntland ku bixinayso ka hortagga Covid-19 iyo doorka looga baahanyahay shacabka oo ah u hoggaansanka awaamiirta looga hortagayo cudurkan, sida bandowga , yareynta isu imaatinka bulsho, xirista goobaha la isugu yimaado iyo qaadka sida dhuumaaleysiga ah marmar kusoo gala Puntland.

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn hambalyeeyay sanadguuradii 60-aad ee kasoo wareegatay maalinta asaaska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kadibna wuxuu ka tacsiyadeeyay geerida Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Cadaaladda ee Hirshabeelle Alla Ha’unaxariistee Khaliif Muumin oo Muqdisho ugu geeriyooday xanuunka Covid-19.

- Advertisement -

Intuu ka hadlayey xaaladda Coronavirus iyo Dadaalka Dowladdnimo ee ka socda Puntland oo arrintaasi looga hortegayo , Wuxuu Madaxweynuhu si gaar ah ula hadlay Ganacsatada iyo Culimada oo uu ugu baaqay inay doorkooda ka qaataan dagaalka Dowladdu kula jirto Cudurkan halista ah sidii uusan usoo gaari laheyn Puntland, maadaama siyaasadda Dowladdu qaadatay ay tahay in ka hortagg la sameeyo.

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa u mahadceliyey dhammaan warbaahinta Puntland doorka muhimka ah ee ay ka qaateen wacyigelinta iyo fariimahu inay bulshada si wanaagsan u gaaraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts